Hargeysa: Cayni Aadan oo lagu Waraystay Barnaamijkka Marwo ee Astaan Cable & waxyaabaha ay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Cayni Aadan Cali oo ah Soo saaraha Kiriimada iyo Saliidaha Casriga ah, isla markaana dabeeciga ah ee Cayni Natural Production oo beryahan dambe aad...

Wax ka baro Taariikhda Xaafadda Daaroolle iyo Waxyaabaha ay caanka ku tahay

0
Berbera,(HargeisaPress)—Maxaad kala socotaa xaafada Daaroole ee magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.vWarbixin Khaalid Foodhaadhi https://youtu.be/PC-Gw4OdwAM  

Trump oo u soo tafaxaytay Hindiya iyo Turkiga

0
Hargeysa — Dawladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay soo afjarto naasnuujin ganacsi oo ay u samayn jirtay dalka Hindiya, qorshahaas ayaana ogolaanaya in qaar...

Hargeysa: Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatey Wafti Ka Socdey Midawga Yurub

0
Hargeysa, (HargeisaPress)—Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo uu wehelinayo Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida...

Nin ku eedeeysnaa Kufsi iyo Dil uu u geystay Haweeney oo lagu toogtay gobolka...

0
GARBAHAAREEY - Eedeysanahan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cali Xaamud ayaa in mudo ah ku xirnaa saldhigga dhexe ee degmada Garbahaareey ayadoo loo heystay...

Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Hadley Weerar Gaadmo Ah Oo Maleeshiyaadka Puntland Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress)—Af-hayeenka Ciidamada qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta miiska saraakiisha, ayaa faah faahin ka...

Duufaan dad badan ku dishay dalka Mareykanka + SAWIRRO

0
MONTGOMERY — Ugu yaraan 22 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen duufaan xoog leh oo axaddi dharbaaxday gobolka Alabama ee koofurta dalka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Gaarka Ah Ee Ra’isal Wasaaraha Jarmalka Waddamada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha Jarmalka u qaabilsan dalalka Afrika,...

Dhambaalada Michael Rubin oo Dhimbiil ku Noqday Dhillow-yahanka Soomaaliya!

0
Michael Rubin oo ah xeel-dheere hore ugu soo shaqeyn jiray Wasaaradda Gaashaan-dhigga Maraykanka, haddana ka hawlgala Mac-hadka Maraykanka ee la yidhaahdo American Enterprise Institute...

Maareeyaha Dekeddaha Somaliland oo ka hadlay dhismaha Dekeddaha Berbera, Maydh iyo Jidka Berbera Corridor

0
Hargeysa, (HargeisaPress)— Maareeyaha Dekeddaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa ka hadlay dhismaha Dekedda Berbera iyo waddada dekeddaas ku xidhaysa dalka Itoobiya (Berbera Corridor),...