Faadumo Siciid

Faadumo Siciid oo London Kaga Garnaqsatay Doorkii Somaliland Ku Lahayd Jiritaanka Britain

0
London (Hargeisa Press) – Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah haweenka haldoorka Somaliland, islamarkaana xilligan ah La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee...

Weerar Lagu Qaaday Guri Uu Ku Sugnaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

0
Gaalkacyo (Hargeisa Press) – Hal askari ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhawacmeen oo uu ku jiro taliye ku-xigenkii qaybta booliska gobalka...

Wefdi Ka Socda Baarlamanka Somaliland oo La Kulmay Dhigooda Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press) – Wefdi ka socday goleyaasha Wakiiladda iyo Guurtida Somaliland oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa kulan la yeeshay xildhibaano ka...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo...

Isu-duwihii Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Ee Sool oo La Dillay

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Alle ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaaladda Laascaanood isu-duwihii guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ee gobolka Sool Maxamed Cabdillaahi Faarax...

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Suxufiyiin Xidhnaa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta xabsiga ka sii daysay 12 ka mid ah 15-suxufi oo todobaadkii hore lagu xidhay...

QM oo Gacan Ka Gaysanaysa Dib U Dhiska Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qoraal lagu baahiyay boga Facebook ee hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay gacan ka...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay In Sharciga La Marin Doono Weriyayaasha Xidhan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirrada arrimaha gudaha iyo warfaafinta Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay si faahfaahsan uga...

Madaxweynaha Somaliland oo Lacago Gudoonsiiyay Dadkii Hantidooda Ku Waayay Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Barnaamij ballaadhan oo Lacago loo qaybinayo dadkii ugu haynta hooseeyey ganacsatadii...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Sheegay In Taliyaha Booliska Somaliland U Hanjabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta sheegay in hanjabaad iyo baahdil uu kala kulmay taliyaha...