Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Guddida Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka xoogan ee ka dhex qarxay guddida doorashooyinka Somaliland,...

Dowladda UK oo Shaacisay Inay Taageerayso Dadkii Ku Hanti Beelay Dabkii Suuqa Waaheen

0
London (Hargeisa Press) – Dowladda UK, ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday inay hormood ka tahay dadaallada lagu taageerayo dadkii ku waxyeeloobay dabkii...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac)

Cabdirashiid Riyo-raac oo Beeniyay In Xilka Laga Qaaday

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qoraal lagu baahiyay boga Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha guddida Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), uu wali...

Dowladda Taiwan oo Somaliland Ugu Yaboohday $500,000 oo Dollar

0
Taipei (Hargeisa Press) – Dowladda Taiwan, ayaa Somaliland ugu yaboohday lacag dhan $500,000 oo dollar oo loogu gurmanayo dadkii ku waxyeeloobay dabkii ka...
Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib

Taariikh Nololeedka Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Alle ha u naxariiste waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku geeriyooday, Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid...
Wasiir Saleebaan Cali Koore

Wasiir Koore: Dhaqaalihii Umadda Somaliland Waxay U Baaba’ayaan Si Masuuliyadi Aanay Ku Jirin

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa usoo jeediyay Suuqyada dalka in ay ka...
Cabdi Xaashi Cabdillaahi

Cabdi Xaashi oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Cabdi Xaashi Cabdallaahi, ayaa maanta mar kale loo doortay guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii uu ku guulaystay...
Ismaaciil Axmed, Aasaasaha Shirkadda Worldremit

Aasaasaha WorldRemit oo Midowga Yurub Ku Dhaliilay Qaadhaankii Ay Ku Yabooheen Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Aasaasaha shirkadda Worldremit isla markaana ah guddoomiyaha hay’adda Sahamiye Foundation, Ismaaciil Ibraahim Axmed, ayaa si adag u dhaliilay Qaadhaan...
Wasiir Maxamed Kaahin iyo Ambassador Lizzia Walker

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Guusha Emmanuel Macron

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay guushii Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron shalay uu ka...