TOOS: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Teendhada Afiysoone ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa hada si rasmi ah uga bilaabmatay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, iyada oo...

Xubin Guddida Doorashooyinka Somaliland Ka Tirsan oo Is-casiley

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – xubin ka tirsanaa Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa waxaa uu shaaciyay inuu iska casilay xubinimada guddida doorashooyinka qaranka Somaliland. Masuulkan iska casilay...

Xisbiyada Mucaaradka oo Shaaciyay Inay Sigaar Ah Ugu Dabaal-degayaan 18 May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si gaar ah ugu dabaal dagi...

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa...
Wasiir Saleebaan Cali Koore

Xukuumadda oo War Ka Soo Saartay Shakiga Mucaaradku Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorashada

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay war ka soo saartay shakiga ay xisbiyada mucaaradka ee Ucid iyo Waddani ka Muujiyeen Qabsoomidda...

Khayre oo Hal Arin U Balan-qaaday Somaliland, Hadii Uu Noqdo Madaxweynaha Somalia

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo hadda ka mid ah Musharraxiinta u tartamaysa xilka Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya,...

Cirro oo Ku Hanjabay Talaabo Uu Qaadayo Hadii Aanay Doorashadu Wakhtigeeda Ku Qabsoomin

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Cabdiraxmaan...

Roob Dabaylo Watay oo Baa’biiyay Suuqii Degmada Taleex

0
Taleex (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya degmada Taleex ee gobolka Xaysimo ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegayaan in Roob dabaylo watay oo...

Somalia: Wasiir Hore oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo soo saaray qoraal kooban, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka...

Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo...