Dhalinyaradii Laga Eryay Shaqo Qaran oo Soo Bandhigay Caydamaha Musuq-maasuqii Ka Dhacay Imtixaanka

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Afartii Dhalinyaro ee shalay laga eryay ka qayb galka Barnaamijka Shaqo Qaran oo maanta Warbaahinta kula hadley magaalada Hargeisa ayaa waxa ay...

Xukuumadda Somalia oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin oo Baroor Diiq Ah, Guddina U Saartay...

0
Muqdisho (Hargeisapress)- Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir,...

Duqii Muqdisho oo U Geeriyooday Dhaawac Dalka Dibeddiisa Loo Geeyay

0
Dooxa (Hargeisapress) – Alle ha u naxariistee waxaa maanta Cisbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qadar ku Geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka Dooday Saami-qaysbiga Doorashada Golaha Wakiillada, Bogaadiyeyna Heshiiskii Xisbiyadda

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Kal-fadhigii 39-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka...

Dawladda Kenya oo Shaacisay inay Dhammaystirtay Miisaaniyadii Qunsuliyadooda Somaliland

0
Nairobi,(HargeisaPress) –Wasiirka Ganacsiga Kenya Mr. Peter Munya ayaa sheegay in la dhammaystiray miisaaniyadii ay ku hawlgeli lahayd qunsuliyadda ay Kenya ka furanayso Magaalada Hargeysa...

“Jidkani waa in uu noqdo ka saddexaad ee la dhiso waxaanan”…

0
Oodweyne (Hargeisa Press.com): Wasiirka gaadiidka iyo  jidadka Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa shaaca ka qaaday in si dhakhso ah loo bilaabayo dhismaha jidka isku...

Wasiirro Kulan La yeeshay Golaha Degaanka Hargaysa

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiiradda wasaaradaha arrimaha gudaha iyo  Diinta iyo aw-qaafta ee Somaliland ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta dawladda hoose  xildhbaanada golaha degaanka...

Somaliland: Dhalinyaro Ka Tirsanaa Barnaamijka Shaqo Qaran Oo La Erayay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa kuwii soo dhamaystay barnaamijka shaqo qaran ayaa laga saaray dhalinyaradii ay tababarka soo wada...

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalka Ka Soo Yeedhay Soomaaliya

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay ra’iisal wasaare ku-xigeenka dawladda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. Kaasoo...

Badhasaabka Daadmadheedh Oo Beeniyay In Mudaharaad Ka Dhacay Oodweyne

0
Oodweyne (Hargeisa Press.om): Badhasaabka gobolka Daadmadheedh ayaa beeniyay warar sheegayay in bulshadda magaaladda Oodweyne ay mudaharaad kala hor yimaadeen wefti wasiirro ah oo magaaladaasi...