Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xoghayihii Hore UDUB

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa jawaab adag ka bixiyey eedo uu u soo jeediyey Xoghayihii hore Xisbiga...

“Wadahadalka Caarre Odayaal Garxajis ah uma baahna ee Cali Khaliif iyo Xagla-toosiye ha loo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa sheegay inaanay isqaban in wadahadal baa Jabhadda Caarre iyo Somaliland u socda haddana dagaallada labada dhinac weli...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Qorshaha Shanta Sanno ee Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku hawlgeli doonto...

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-351/072019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno...

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Somaliland Oo La Kulmay Mr. James Swan

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaar ka ah ee xoghayaha guud ee...

Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareyay Xadhiga Xildhibanada Gabilay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Xaraan Ku Tilmaamay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley,Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Sharcigii Dalka. Gudoomiyaha ururka qareen Somaliland Maxamed...

DAAWO: Nuxurka Kulankii maanta Dhex Maray Madaxwayne Biixi Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa...

Madaxweyne Biixi Oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa...

Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Qalab Iyo Gaadiid Cusub Ku Daah-Furtay Degmada Gar-Adag,...

0
Gar-adag (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jadadka Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo gaadhay Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag, ayaa daah-furay weji labaad...

Turkiga oo 505 Ceel Biyood ka Qoday Dalal Afrikaan ah oo Somaliland ka mid...

0
ANKARA— Dawladda Turkiga ayaa daboolka ka qaaday inay  Ceelal biyood oo tiradoodu tahay 505 Ceel ka qoday dalal ku yaalla Afrika oo ay ka...