Dhalinyaradii Laga Eryay Shaqo Qaran oo Soo Bandhigay Caydamaha Musuq-maasuqii Ka Dhacay Imtixaanka

0
552

Hargeisa (Hargeisapress)- Afartii Dhalinyaro ee shalay laga eryay ka qayb galka Barnaamijka Shaqo Qaran oo maanta Warbaahinta kula hadley magaalada Hargeisa ayaa waxa ay soo bandhigeen caydamo muujinaaya musuq-maasuqii ka dhacay Imtaxaankii Barnaamijkaasi.

Dhinaca kale, Dhalinyaradan ayaa sheegay inay cadaymo u hayaan sidii ay wax u dhaceen galitaankii Imtixaanka Shaqo Qaran iyo sida loo masuq maasuqay.

Wariye: Xamse Jirde

Hargeisa Press.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here