Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Boqoradii Fanka Soomaalida Ee Khadra Daahir?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fanaanadda weyn ee caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo maalmihii u dambeeyay ku xanuunsaneysay magaalada Hargeysa, ayaa xaalad caafimaad...

Meydadka Tahriibayaashii Ugu Badnaa oo Laga Helay Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press) – Mas’uuliyiinta gobolka Texas ee koofurta Mareykanka, ayaa sheegay in la helay meydadka 46 tahriibayaal ah oo Isniintii ku dhex dhintay...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Kala Diray Guddiga Komishanka Tamarta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay kala direen xubnihii guddiga Komishanka Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay. Xubnaha...

Wadahadalladii Fashilmay Ee Xukuumadda iyo Mucaaradka oo Dib Loo Bilaabayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Siyaasi Cali Warancadde, ayaa waxaa ay sheegeen in dib loo bilaabayo wadahadalladii fashilmay...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Digniin Culus U Diray Musharax Cirro

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidanka Booliska Somaliland oo goordhaweyd soo saaray war-saxaafadeed, ayaa waxaa ay digniin culus u direen Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka...
Dab La Qabad Siiyay Guriga Xoghayaha Xisbiga Waddani

Dab La Qabad Siiyay Guriga Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dad aan haybtooda la aqoonsan, ayaa waxaa ay dab qabadsiiyeen afaafka hore ee guriga uu magaalada Hargeysa ka deganyahay, xoghayaha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Furay Shirka Horumarinta Garsoorka iyo Amniga Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen Hay’addaha dowladda ee ka...

Jendayi Franzer: “Waxaa Mudnayd In Mareykanku Aqoonsi Caalami Ah Siiyo Somaliland”

0
Washington (Hargeisa Press) – Jendayi Frazer oo falaanqeysa horumarka siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay mudnayd aqoonsi caalami ah...

Dowladda UK oo Hakisay Taageeradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Booliska Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda Ingiriiska, ayaa waxaa la sheegay in ay joojisay taageeradii ay siin jirtay ciidamada Booliska Somaliland, Sida ay daabacday shabakada...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Iska Fogeeyay Hal Arin oo Lagu Eedeeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa iska fogeeyay warar la sheegay in Ciidanka Booliska Somaliland ay ka fuliyeen guriga Musharaxa Madaxweynaha ee...