Xujeydii Somaliland oo Ka Dhoofay Magaalooyinka Jigjiga iyo Garoowe

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xujeydii u dhashay Somaliland, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay maanta ka dhoofeen garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Jigjiga iyo...

Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Taliyeyaal cusub u Magaacabay Ciidammada Sirdoonka, Badda iyo Laanta Socdaalka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,...

Maayirka Hargeysa oo Dalka Poland Kaga Qaybgalay Shir Caalami Ah

0
Katowice (Hargeisa Press) – Magaaladda Katowice ee dalka Poland, ayaa waxaa ka socda shirweyne caalami ah oo ay soo qabanqaabisay hay’adda UN-Habitat, iyadoo ayna...

Somaliland oo Qorshe Soomaaliya Maleegtay Dartii U Joojisay Xajkii Sanadkan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay gebi ahaanba ay joojisey xujaydii reer Somaliland ee sannadkan gudan lahaa waajibaadka xajka, kadib markii...

Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Boqoradii Fanka Soomaalida Ee Khadra Daahir?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fanaanadda weyn ee caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo maalmihii u dambeeyay ku xanuunsaneysay magaalada Hargeysa, ayaa xaalad caafimaad...

Meydadka Tahriibayaashii Ugu Badnaa oo Laga Helay Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press) – Mas’uuliyiinta gobolka Texas ee koofurta Mareykanka, ayaa sheegay in la helay meydadka 46 tahriibayaal ah oo Isniintii ku dhex dhintay...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Kala Diray Guddiga Komishanka Tamarta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay kala direen xubnihii guddiga Komishanka Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay. Xubnaha...

Wadahadalladii Fashilmay Ee Xukuumadda iyo Mucaaradka oo Dib Loo Bilaabayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Siyaasi Cali Warancadde, ayaa waxaa ay sheegeen in dib loo bilaabayo wadahadalladii fashilmay...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Digniin Culus U Diray Musharax Cirro

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidanka Booliska Somaliland oo goordhaweyd soo saaray war-saxaafadeed, ayaa waxaa ay digniin culus u direen Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka...
Dab La Qabad Siiyay Guriga Xoghayaha Xisbiga Waddani

Dab La Qabad Siiyay Guriga Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dad aan haybtooda la aqoonsan, ayaa waxaa ay dab qabadsiiyeen afaafka hore ee guriga uu magaalada Hargeysa ka deganyahay, xoghayaha...