Hay’adda Qoxoontiga Somaliland Oo Raashin U Qaybisay Barokaceyaal

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Hay’adda qxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland ayaa maanta raashin u qaybisay qoysas danyar ah iyo dad barokaceyaal ah oo degan  Kaam ku...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland oo soo kormeeray waddada Tabca...

0
Hargeysa (HargeisaPress)—Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Sahal Maxamed Jaamac, oo uu weheliyo maareeyaha hay’adda wadooyinka ee Somaliland Axmex Yuusuf...

“Meelina Jano Noqon Kari Mayso Meelna Meel Lagu Ooman Yahay Noqon Kari Mayso “Wasiirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi galinta Somaliland Md:Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa ka hadlay khilaaf maalmihii udanbaysay ka taagnaa Mashruuca Biyo...

Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Qaylo-dhaan Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Goboladda Bariga

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir ka yeelatay sidii loogu gurman lahaa goboladda dalka gaar ahaana Bariga ee ay xaaladda abaareed iyo...

Dooni U Rarnayd Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Badda Ku Degtay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim, ayaa sheegay in Dooni u rarnayd ganacsato reer Somaliland ah ay todobaadkan ku degtay...

Safiir Mareykan Ah oo Maxkamad Loo Soo Taagay Lacag Uu Ku Qaatay Ka Shaqaynta...

0
Washington (Hargeisa Press) – Safiir hore oo Mareykan ah, ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, islamarkaana uu...

Magalada Hargaysa Oo Aas Qaran Lagu Sameeyay Mujaahid Kornely Yuusuf Cabdi Oday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo dadweyne fara badan ayaa maanta...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Toddobaad Oo Uu London Joogo Aan Weli La Kulmin Dawladda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa laba toddobaad oo uu Ingiriiska joogo aan weli wax kulan ah la yeelan dawladda Ingiriiska, waxaana la...

Nin ku eedeeysnaa Kufsi iyo Dil uu u geystay Haweeney oo lagu toogtay gobolka...

0
GARBAHAAREEY - Eedeysanahan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cali Xaamud ayaa in mudo ah ku xirnaa saldhigga dhexe ee degmada Garbahaareey ayadoo loo heystay...

Golaha Sarre Ee Dallada SONYO Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Hir-gelinta Heshiiskii Lagu...

0
Boorama, (HargeisaPress) — Golaha Sare ee Dallada SONYO waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 10-kii, October, 2015 Kal-fadhigiisii 31aad ee caadiga ahaa kusoo  gebo-gebeeyay...