Magalada Hargaysa Oo Aas Qaran Lagu Sameeyay Mujaahid Kornely Yuusuf Cabdi Oday

0
998

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo dadweyne fara badan ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Gaashaanle sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka mid ahaa Saraakiisha sarsare ee Ciidanka Booliska,kaas oo lagu aasay Xabaalaha Masalaha ee magaalada Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here