Dawladda Maraykanka Iyo Dahabshiil Oo Iska Kaashanaya Awoodsiinta Dhaqaale Ee Dhallinyarada Afrika.

0
Kampala, UGANDA (HargeisaPress) — Shirkadda Dahabshiil Group ayaa kala shaqaynaysa safaaradda Maraykanku ku leeyahay dalka Uganda qabashada bandhig hal-abuurnimada xirfado ganacsi kombiyuutarrada ah oo lagu...

Dawladda Ingiriiska Oo Deeq Waxbarasho Siinayso Ardayda Somaliland

0
Hargeysa ,(HargeisaPress) — Dawladda  Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay ka  go’an tahay taageerida horumarka dhalinyarada Somaliland,  gaar ahaan dhinaca waxbarashada. Khudbad uu Wakiilka xafiiska...

Haweeney xabsi ku mutaysatay gudniinka fircooniga ah

0
Hooyo 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah. Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Tababar Ku Saabsan Doorashooyinka Somaliland Magaalada Hargeysa Uga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayaa magaalada Hargeysa tababar ku saabsan doorashooyinka uga furay garsoorayaal kala duwan. https://youtu.be/UJWSPXrPrcw  

“Madaxweynuhu Aniga Iyo Xoghayaha Guurtida Wuu Noo Yeedhay, Wuxuu Nagu Yidhi Asxaabtu Waxay Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo oo ay kaga wada...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Furay Kulan Lagaga Tashanayo Kobcinta Kaalmada Cadaalada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Garyaqaan Adan Xaaji Cali Axmed  Oo Maanta Furay Kulan Lagaga Hadlayey Tashanayo Kobcinta Kaalmada Cadaalada . HALKAN...

Tartan Ciyaareed loogu Magac Daray Alle ha unaxariistee Wariye Ahmed Xasan Cawke Oo Lagu...

0
Gabiley , (HargeisaPress) — Waxa maalmahanba ka socdey tartan ciyaareed kubada cagta ah oo loogu magac darey alle ha unaxiiste wariyihii ruug cadaaga saxaafada...

Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Goob Ay Ka Socotay Diiwaangalinta Magalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida komishanka doorashooyinka Somaliland oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa faah-faahin ka bixiyay goob ay ka socotay diiwaangalinta codbixiyayaasha...

Golaha Degaanka Cardiff Oo Somaliland Aqoonsanaya

0
Cardiff, (HargeisaPress) —Somaliland Xornimadeedii waxa ay kala soo noqotay Somalia 1991kii,taas oo ay halgan dheer u soo gashay, isla markiiba 18kii bishii may 1991kii...

Maayarka Degmada Oodweyne Oo 3000$ Ku Wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne Oo Qayb Cusub Lagu...

0
Oodweyne (HargeisaPress) —Maayarka Degmada Oodweyne Md. Cabdixakiin Nuur Muuse ayaa  3000$ ku wareejiyey Cusbitaalka Magaalada Oodweyne oo qayb cusub oo Qaliinka ah lagu kordhinaayo,...