Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh...

0
Burco, (HargeisaPress) —Shil baabuur oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhacay duleedka magaalada burco gaar ahaana degmada qoryaale oo ka tirsan...

Wada Hadaladii U Socday Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DP World Oo Magaalada Dubai Lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Dubai ee dalka isku tagga imaraadka carabta lagu soo gunaanaday wada hadaladii u socday xukuumadda Somaliland iyo shirada Dp,waxaana...

Maamulka Gobolka Sool iyo Ka Degmadda Laascaanood Oo Taageeray Khudbadii Madaxweyne Biixi

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda gobolkaasi ayaa si weyn u taageeray khudbadii dhawaan uu labadda...

Daawo Muuqaal: Arday Ka Qalin Jebisay jaamacadda Golis faraceeda Berbera

0
Berbera, (HargeisaPress) —Afartameeyo Arday ayaa ka qalin jebiyey jaamacadda Golis faraceeda Berbera, gaar ahaan kulliyadaha Dhaqaalaha iyo Sayniska. HALKAN HOOSE KA DAAWO [youtube https://www.youtube.com/watch?v=-xlxo9gxtx8]       HargeisaPress News Desk ...

Soomaaliya:Ra’iisul Wasaaraha Oo Qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Caruurta

0
Muqdisho (Hargeisa Press): Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee qaramada midoobay u...

Taleex: Badhasaabka Xaysimo Oo Kormeeray Degaamo Ka Tirsan Gobolka

0
Taleex (HP): Badhasaabka gobolka Xaysimo C/rashiid Maxamuud Xiir, ayaa maanta soo kormeeray degaanka loo yaqaano Qawlo, gaar ahaana Bali-biyood weyn oo halkaasi ku yaalla...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Bilowday Dhageysiga Dacwadaha La Xidhiidha Doorashadii Dhacday

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadaha la xidhiidha doorashadii aqalka Wakiillada ee dhacday 31-dii Bishii May ee...

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Daah-furay Qorshe Magaaleedka Cusub Ee Burco

0
Burco (HP): Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud ee Somaliland C/Laahi Abokor Cismaan, ayaa maanta si rasmiya u daah-furay qorshe magaaleedka xarunta gobolka Togdheer ee Burco. Munaasibad...

Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ee Beelaha Harti oo Taageeradooda Siiyey Murrashaxnimada Muuse iyo Saylici...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ee KULMIYE ugu jira beelaha deegaannada gobollada Sool iyo Sanaag bari (Harti), ayaa taageeradooda tartanka xisbiga gudihiisa...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Isagoo ka duulaya in goorwalba, talo qaran lagu waajaho habsami u socodka doorashada xor iyo...