Dooni U Rarnayd Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Badda Ku Degtay

0
637

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim, ayaa sheegay in Dooni u rarnayd ganacsato reer Somaliland ah ay todobaadkan ku degtay Badda xili ay ku soo socotay  Berbera.

Doontaasi ayuu guddoomiyuhu sheegay in gebi ahaanba alaabooyinkii ay siday iyo iyadiiba ay Badda ku degaan, isla markaana wax alaab ah oo ka bad-baaday aanu jirin.

Halkan Hoose Ka Daawo Jamaal Caydiid Oo Arrimahaas Sharaxaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here