Muxuu Daaran Yahay Safarka Saddexda Maalmood Ee Uu Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ku Joogo...

0
Djibouti, (HargeisaPress) — Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa saddexdii maalmood ee u danbeeyey ku sugan Dalka Jabuuti, halkaas oo aan la garanayn...

Wasiiradii hore ee Maaliyada, Warshadaha Somaliland Oo Kulamo la Yeeshay Safaaradda Kenya ee Maraykanka...

0
Nairobi, KENYA (HargeisaPress) —Wasiirkii hore Maaliyada Cabdicasiis samaale iyo Wasiirkii Hore ee Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib-timacad) oo  maalmihii u danbeeyay  ku sugnaa ...

Muuqaal: Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiilada Oo Soo Bandhigay Warbixin Iftiiminaysa Heerka Musuqmaasuqa...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee golaha wakiillada Somaliland ayaa munaasibad lagu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa waxay ku...

Shirweynaha Horumarinta Beeraha Somaliland oo Hargeysa Ka Furmay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta furay shirka Horumarinta Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda...

Xorriyatul qawlku, waa mid ka mid ah astaamaha lagu qiimeeyo Dawladi inay Dimuquraadi tahay...

0
Aniga o Ah Samia Muse Waxaan videogan si adag ogu canbaareynaya Xukumada Somaliland gaarahan Wasiir Kuxigeenka Warshadaha Mudane Cali Dhegoole o wararku ay sheegeen ino ka...

Madaxweynaha Kenya oo Xilkiisa ku wareejiyey Ku-xigeenkiisa, Hor-tegayana Maxkamadda ICC

0
Nairobi / Hague, (Hargeisa Press) — Madaxweynaha waddanka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa si ku-meel-gaadh ah uga tegay xilka, isla markaana ku wareejiyey Ku-xigeenkiisii, isagoo...

Daawo: Gaadhi Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Berbera Lagu Sameeyay

0
Berbera, (HargeisaPress) — Gaadhi noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagu sameeyay Magaalada berbera ee Gobolka Saaxil. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FHoOyJi2tp4

Guddoomiyaha Maxkamdda Sare oo Dhaariyey Xildhibaan Ku Soo Biiray Golaha Wakiillada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta, dhaariyay Axmed Cali Warsame, oo...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Diblumaasi British Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiir ku xigeenkii Boqortooyada Ingiriiska ee Dalka Itoobiya...

Wasaaradda Madaxtooyadda Oo Kaalin Weyn Ka Qaadatay Maalinta Ololaha Nadaafadda iyada oo ay hogaaminayaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maalinta ololaha nadaafadda oo ku beegnayd maanta oo ay taariikhdutahay 7 April 2015 ayaa waxaa si weynuga qayb qaatay shaqaalaha madaxtooyadda...