Barokaceyaasha Burco Oo Loo Qaybiyay Haamo Ay Biyaha Ku Kaydsadaan

0
Burco (HP): Guddoomiyaha hay’adda qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland C/kariin Xinif, ayaa maanta booqday meelaha ay degan yihiin dadka baraokaceyaasha ah ee magaaladda Burco. Waxaanu soo...

Qaramada Midoobay oo Tababar la Xidhiidha Xuquuqda Aadamaha iyo Jinsiga u Furtay ...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Tababar loogu talo galay in ay shaqada kula qabsadaan garsoorayaasha cusub ee Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida  ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa, Somaliland,...

Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa markale ku gacan saydhay dacwad ay usoo gudbiyeen Odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland. Qaraarka ay maxkamada sare...

Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta JSl oo Qalab ku wareejiyay Waaxda Dhaqanka.+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali ayaa waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta ku wareejiyey qalab. Ugu horaynba waxa...

Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini ee ahaa inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

Somaliland oo Markii u Horreysay Soo Bandhigtay Qorshe lagaga Hortegayo Dhibta Gudniinka Fircooniga ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay Dariiqyo cusub oo ay sheegtay inay gacanta ku hayso oo lagu joojin karo Gudniinka Fircooniga ah,...

Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaaminayey oo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey dalka Itoobiya+...

0
ADDIS ABABA—Waxaana weftiga halkaasi ku Soo dhaweeyey wasiirudawlaha arrimaha dibeda Itoobiya Dr.Aklilu hailemecheal, waxaanay qadar nasasho ah ku qaateen qolka martida ee Airportka, waxaanay...

Godobta Riyo-raac iyo Gumarrada Mucaaridka? Faallo: SCC Kalshaale

0
Hargaysa (HP): Cabdirashiid Riyo-raac waa muwaadin xaq u leh oo bulshadda somaliland inta sharcigu u ogol yahay ula siman qabashada kursi maamul, mid siyaasaddeed...

Badhasaabka Sool Oo Dhagax Dhigay Xarunta Dab-demiska Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen maayarka Laascaanood iyo agaasimaha fulinta ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Dab-demiska ee ay...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Itoobiya, safarkaas oo qaadan...