Nin Soomaali Ah oo Gabadh Iska Dhigay oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Ankara

0
Ankara (Hargeisa Press)- Nin Soomaali ah oo iska soo dhigay gabadh, si uu ugu dhoofo baasaboor gabadh leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay magaalada...

Boosaaso: Weerar Lagu Dhaawacay Taliye Boolis

0
Boosaaso (Hargeisa Press)- Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay rasaas ku fureen Taliyaha Saldhiga Booliska Nuur Salaad ee magaalada Boosaso Col. Cumar Warsame Ciise xilli...

Hay”adda Shaqaalaha Somaliland oo Shaacisay Natiijada Tartamayaal Ku Guulaystay 20 Kaalin Shaqo

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hay”adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa waxaa ay shaacisay natiijada tartamayaal ku guulaystay labaatan kaalin shaqo oo ka mid ah 26 kaalin...

Boqor Buurmadow oo Taageeray Raali-gelintii Farmaajo Ka Bixiyay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa waxaa si weyn u taageeray raali-gelintii iyo cudur daarkii...

Dawladda Sacuudiga oo War Ka Soo Saartay Kulan La Sheegay Inuu Dhex-marayo Bin Salman...

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha dibedda Saudi Arabia ayaa beeniyey warbixino sheegayey in laga yaabo inay kulmaan dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan iyo ra’iisal...

Somaliland oo U Mahad-celisay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxda Midowga Afrika

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa u mahadnaqday Raysal Wasaaraha dawladda Ethiopia iyo Madaxda Midawga Afrika oo madaxweynaha Somaliland kulamo rasmi ah magaalada...

Amnesty International oo Dowladda Somalia Ku Eedaysay Inay Hanjabaad iyo Cago Jugleyn Ku Hayso...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Dowladda Soomaaliya  Ku eedaysay inay hanjabaad iyo cago jugleyn ku wayso warbaahinta Soomaaliya. Warbixin ay...

Itoobiya oo Ansixisay Sharci Ka Dhan Ah Hadallada Naceybka

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa  ansixiyay sharci dhigaya in ciqaab adag la dul-dhigi doono dadka ku kaca hadallada naceybka iyo maran-habaabinta...

Farmaajo oo Markii Ugu Horeysay Raali Gelin Siiyay Somaliland

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu raalligalin ka bixinayo "dhibaatadii ka dhacay Somaliland", intii...

Shil Baabuur oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press) - Alle ha u naxariistee hal qof ayaa ku dhintay, mid kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac shil baabuur oo maanta...