Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu.

0
460

Hargeysa,(HargeisaPress)—Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa markale ku gacan saydhay dacwad ay usoo gudbiyeen Odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland.

Qaraarka ay maxkamada sare ku diiday dacwad ka dhanka golaha guurtida ayaa waxaa ka hadlay xubno kamid ah odayaasha madasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here