Somaliland: Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebtista oo Hawlgal ay Sameeyeen ku Xidhxidhay Dad Xaaraan Cunayey

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Jamuuriyadda Somaliland, ayaa xidhay dad ay ku qabteen xaaraan ay u cunayeen maalinta bisha ramadaanta, kuwaasoo bulshada...

Wefti Ka Socda UK oo Kulan La-Yeeshay Wasiirro Ka-Tirsan Xukuumadda Somaliland

0
Hargeysa (Hargiasa Press)- Xubno ka mid ah golaha wasiirrada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay wefti ka socday baarlamaanka dalka UK. Wasiirradaasi waxaa ka mid...

Shirweynihii 4-aad Ee Xisbiga KULMIYE oo Hargeysa Ka Furmay (SAWIRRO)

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland si rasmi ah uga furmay Shirweynihii 4-aad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee...

Madaxweynaha Somaliland oo Abaalmarinno Guddoonsiiey Guulaystayaasha Tartanka Qur’aanka Ee Bisha Ramadaan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah oo kala duwan guddoonsiiyey saddexdii arday ee ugu sarreeyey  tartanka heer qaran...

Wasiirka Madaxtooyada oo Munaasibad la isku Arkay ku Wareejiyey Xilkii Wasaaradda Duulista, Dardaarankii Cawil,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Munaasibad ballaadhan oo Maanta lagu qabtey Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu ku...

C/raxmaan Saylici Oo Soo Kormeeray Ceelasha Biyo Soo Saarka Boorama

0
Boorama (HP): Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta soo kormeeray kaydka biyaha ee ku yaala Bariga iyo Galbeedka magaaladda Boorama. C/raxmaan Saylici,...

“Maalinta Khamiista culimadda la karaameeyo Qubuurahoodda ayaa la soo booqan jiray oo la dul...

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa sheegay in is bedel weyn uu ku yimid dhinaca barashadda cilmiga...

Somaliland oo Hubka Culus iyo Kuwa Fudud U Adeegsatay Ayax Ku Habsaday Gobolka Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press)– Dawladda Somailand ayaa bilawday nidaam cusub oo lagula dagaalamayo Ayax raxan raxan u socda oo ku habsaday dhul beereed baaxad weyn...

Wasaarada shaqo galinta Somaliland oo xuquuqdeedii usoo dhicisay hooyo Ayaan Cabdiraxmaan

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Wasiiraaradda Wasaaradda shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshadda Somaliland ayaa xaquuqdeedii usoo dhicisay hooyo Ayaan Cabdiramxaan oo meherad aan magaceeda la shaacin shaqaddii ka eriday. Hooyo...

Nin Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada London

0
London (Hargeisa Press) – Waxaa xaafadda Leyton ee magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu dilay Nin Soomaali ah. Ninkan Soomaaliga ah, ayaa  gelinkii dambe ee...