Murashax C/raxmaan Cirro Muxuu Ka Yidhi Go’aankii Maxkamadda Sare?

0
Hargaysa (HP): Musharraxa jagaddda madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan go’aankii ay shalay soo saartay maxkamadda sare...

Xaqiijinta Fiise Imaaraadka Carabtu ku bixiyeen baasaboorka Somaliland iyo sababaha loo aanaynayo deedafaynta Wasaarada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Dawlada IMaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay fiise ku bixisay baasaboorka Somaliland, gaar ahaan nooca dublamaasiyiinta oo dhowaan uu ku socdaali...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Kana Hadlay Biyo Balaadhinta Caasimada

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€” Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay muranka ka taagan biyo galinta Xaafado ka mida Caasimada Hargeysa...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Saaka Subixii Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud β€œSiilaanyo” oo in muddo ah safar gaar ah ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii...

Xukuumadda Somaliland oo Ku Dhawaaqday Xabad-joojin Dagaalka Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa caawa ku dhawaaqday xabad-joojin shuruud la'aan ah, ee dagaalka Laascaanood ka oogan. Xubnaha wasiiradda, iyo xildhibaanadda ah ee hawshaasi...

Madaxweyne Kenyatta O o ka hadlay Booqashada uu Obama ku Tagayo Kenya iyo diyaarado...

0
Nairobi, (HargeisaPress) β€” Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta ka Hadlay Booqashada Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama uu ku Tegi doono Jimcaha nagu soo...

Xarunta Maaraynta Xogta Dhulka iyo Biyaha Oo La Dhagax Dhigay Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Xubno ka mid aha golaha wasiirradda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta maaraynta xogta dhulka iyo biyaha oo laga hirgelinayo xarunta...

Shirkadda Telesom Oo Daah-Furtay Adeega Casriga Ah Ee TELESOM CLOUD SERVICES + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa 15 August 2017 magaaladda Hargeysa markii ugu horeysay ku daah-furtay adeega cusub Telesom Cloud. Adeegan...

Hirgelinta Qorshe-Magaaleedka Hargeysa oo Laga Shiray

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta Somaliland Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan lagaga arrinsaday bilowga Qorshaha...

Wasiirro Safar Shaqo Ku Soo Marray Degaamo Ka Tirsan G/Saaxil

0
Laasciidle (HP): Wefti wasiirro iyo masuuliyiin kale isugu jiray oo uu hogaaminayay wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaai Aadan Cilmi,...