Dawladda Ingiriiska Oo Weli Ka Digaysa Amniga Somaliland, Hargeysa Iyo Berberana U Aragta In...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawlada Ingiriiska ayaa weli ku dhegan dhaliisha ay u hayso amniga Somaliland, waxaanay muwaadinteedu inay safar ku tagaan ugaga digaysaa sida ay...

Boqor Raabi oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeeyay Fulin La’aanta Qodobadii Beelaha Garxajis, Soona Bandhigay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay...

Diyaarad laga leedahay Faransiiska oo ku degtay Mombasa markii lagu arkay Wax u eg...

0
Mombasa,KENYA (HargeisaPress) — Diyaarad ay leedahay shirkadda Air France ee dalka France ayaa si deg-deg ah ugu dagtay maanta garoonka diyaaradaha magaalada Mombasa ee...

Xasuus: Arday 20 Sanno Ka Hor Wax Ka Bartay Jaamacadda Edna

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Dufcadii u horaysay ee umulisooyinka ka bartay jaamacadda Edna ee magaaladda Hargaysa ayaa hadhimo sharafeed u sameeyay Drs. Aadan Ismaaciil. Munaasibadda hadhimo...

Dowladda Somaliland oo caddaysay in aan xadhiga badda Jabuuti la soo marinayn Berbera

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolojiyadda Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Cabdi-weli Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil, ayaa sheegay in xadhiga isgaadhsiinta xambaara ee ay dowladda Jabuuti...

Odayaasha dhaqanka Iyo ganacsato kasoo jeeda Beelaha Akisho oo casuumad ufidiyay Waftigii Ethopia ka...

0
Hargaysa(hargeisapress) Odayaal Dhaqameed Ganacsato reer Somaliland ah oo kasoo jeeda beelaha Akisho ayaa maanta si balaadhan umarti qaaday Waftigii Abaa gadaa ee Ethopia ka...

Magaalada Burco Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arimaha Bulshada...

0
Burco, (HargeisaPress) —Waxa maanta Magaalada Burco  aas qaran loogu sameeyey alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi...

Daawo:-Cuqaasha iyo Waxgardka Uu ka soo Jedo Xildhiban Siciid Axmed Rage oo Beniyay in...

0
Burco, (HargeisaPress) —cuqaadha iyo wax garadka uu ka soo jeedo xildhiban siciid axmed raage oo beeniyay in la afduubay xildhibaan siciid u na digay...

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Kusoo Bandhigay Qorshayaashiisa Mustaqbal Ee Uu Qaban Doono...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa madal maanta magaalada Borama ka dhacday oo xisbiga UCID kusoo dhawaynayey taageera...

Madaxweynaha Shiinaha oo booqday Dalka Iran

0
TEHRAN , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Iran isaga oo ku jira booqashadii ugu horreysay ee...