Xasuus: Arday 20 Sanno Ka Hor Wax Ka Bartay Jaamacadda Edna

0
607

Hargaysa (Hargeisa Press): Dufcadii u horaysay ee umulisooyinka ka bartay jaamacadda Edna ee magaaladda Hargaysa ayaa hadhimo sharafeed u sameeyay Drs. Aadan Ismaaciil.

Munaasibadda hadhimo sharafeedka oo lagu qabtay xarunta cusbitaalka Edna ee magaaladda Hargaysa waxaa ka soo qayb galay ardaydii umulinimadda ka bartay jaamacadda Edna.

Drs. Edna Aadan, oo hadal ka jeedisay xafladaasi ayaa sheegtay in 20 sanadood ka hor ay imtixaan la xidhiidhay umulisooyinka u fadhiisteen 30 gabdhood oo wax ka bartay jaamacadaasi.

Daawo: Hadaladii Munaasibadaasi Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here