Boqor Raabi oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeeyay Fulin La’aanta Qodobadii Beelaha Garxajis, Soona Bandhigay Qorsheyaal Ay Maagan Yihiin

0
983

Hargeisa (Hargeisa Press)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay ka cago jiidayso fulinta qodobadii ka soo baxay Shirkii beelaha Garxajis.

Sidoo kale, Boqor Raabi ayaa waxaa uu soo bandhigay qorsheyaal ay maagaan yihiin hadii aanay Xukuumadu fulin waydo qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here