Hargaysa: Aqoon Is-waydaarsi Ku Saabsan Xuquuqul iinsaanka iyo Xoriyadda Saxaafadda

0
Hargaysa (HP): Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Wakiiladda Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay Aqoon is-waydaarsi ku saabsan Xoojinta Ilaalinta...

Laas-Geel: Qoysas Ay Roobab Waxyeeleeyeen Oo Caawimo La Gaadhsiiyay

0
Laas-Geel (Hargeisa Press): Haayadda ka hor taga aafooyinka kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa raashin caawimo ah gaadhsiisay qoysas degan degmadda Laas-Geel. Qoysaskaasi oo ah kuwo...

Badhasaabka Sool Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Bakhaaradda Kaydka Calafka Xoolaha

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Bakhaaradda Calafka xoolaha oo laga hirgelinayo Laascaanood. Waxaana...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay xil ku cusub qaranka iyo masuulkuu u magacaabay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Istanbul ku Qabtay Bandhig Suugaaneed kulmiyay Somalida Ku dhaqan...

0
ISTANBUL — Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo aad Looga Yaqaano Dhulka  Somalida, suugaantiisuna Raadayn Balaadhan dhagaha dadka ku yeelatay ayaa Habeen hore Ku Qabtay...

Xaalad Cakiran oo Ka Taagan Xaafadda Liinka Booliska Ee Badhtamaha Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xaalad adag oo cakiran, ayaa caawa ilaa xalay waxaa ay ka taagnayd xaafadda Liinka Booliska ee badhtamaha magaalada Hargeysa. Xaaladan cakiran, ayaa...

Lawyo-Caddo: Ciidanka Booliska Dalka Djibouti Oo Awood Kula Wareegay Alaab Ay Leeyihiin Ganacsato Reer...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wararka nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Booliska dalka Jabuuti ay xadka Somaliland gudaheeda ganacsato Reer Somaliland kala wareegeen alaab...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Filayo Inay U Yeedho Labada Murrashax Ee Ku Muransan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in la filayo in maalinka Axadda ee fooda inagu soo haysa ay...

Wefti Isugu Jira Masuuliyiin iyo Madax Dhaqameed Oo Gaadhay Saaxdheer

0
Saaxdheer (Hargeisa Press): Wefti isugu jira salaadiin, muqaal, isimo iyo siyaasiyiin ayaa gaadhay deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool. Weftigan oo isla maanta ka kicitimay magaaladda...

Daawo:-maamulka Putland oo hanjabaad u mariyay hawada somaliland

0
Burco, (HargeisaPress) —wasiirka warfaafinta putland oo ka hadlayay TVga putland ayaa u digay somaliland shaaciyayna in ay lagali doonaan dagaal aad u adag somaliland...