Burco, (HargeisaPress) โwasiirka warfaafinta putland oo ka hadlayay TVga putland ayaa u digay somaliland shaaciyayna in ay lagali doonaan dagaal aad u adag somaliland sheegayna in shacanka reer laascaanood loo gaystay dhibaatooyin badan iminkana ay joogto waqtigii dagaalka islamarkaana uu dhamaaday dulqaadkii loona baahanyahay in gacanta lafuro oo aan mardambe gacanta la laaban isagoo hadalkiisa siiwata ayuu yidhi waxaan ka cod sanaynaa dunida in cawaaqib xumada halkaa kadhalata ay masuul katahay somaliland.
https://youtu.be/JIqs3dwDe50
Wariye sakariye cabdiraxmaan ibraahin
HargeisaPress News Desk โย Burco office