Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Qaarkamid ah Halgamayaashii hormuudka ahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ee SNM Ayaa ka digay shirqoolo cadowgu usoo mageelayaan Somaliland kuwaasi oo ay gadh...

Hay’adda Shaqaalaha Oo Toddoba Cisho Ku Soo Afmeertay Diwaan-Galintii Shaqaalaha Gobolka Awdal + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo si Xawli iyo Xirfad badan 7-Casho ugu soo dhamaysay Diiwaaan-gelinta Shaqaalaha Gobolka Awdal Waxay ahayd maalintii Isniintii 5/03/2018...

Guddida Ka Soo kabashada Abaaraha oo Shaqaalaha Rayidka ah, ugu baaqay inay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida ka soo kabashada Abaaraha ayaa baaq u diray shaqaalaha rayidka ah, ee dalka ka hawl gala, iyaga oo ugu baaqay inay...

Jaamacadda Diridhabe oo Si Kumeel Gaadh Ah Albaabada Loogu Xidhay

0
Diridhabe (Hargeisa Press)-Waxaa habeenkii xalay ahaa albaabada loo laabay si ku meel gaadh ah Jaamacadda Diridhabe, kaddib markii ay soo noqnoqotay isku dhaca ardayda...

“Ummadaha marka la qabsanayo dalalkooda iyo duunyadood Caqliga lagaga soo duulaa oo Maandooriye lagu...

0
Hargeysa-(HargeisaPress)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa uga digay bulshada sixroolayaasha, soona jeediyey in awooda lagu isticmaalayo qolyaha argagaxisada loo adeegsado sixroolayaasha, iyagaa argagxiso...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safarkiisa Magaaladda Berbera

0
Berabera, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Dekedda ah ee Berbera ayaa maanta...

Maayarka Berbera Oo Nus Malyuun Dollar Ku Iibiyey Barxadda Hore Ee Noobiyadda Berbera Iyo...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka Golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa la sheegay in ay adduun xoogan ku fasaxeen dhul dan-guud ahaa oo ka caagan in...

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Dalka dib ugu soo noqday, kana hadlay weerarkii shalay lagu...

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay weerarkii...

Arday Dhamaystay Waxbarshadda PFM iyo DRM Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyay

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay arday dhamaysatay waxbarashadda DRM iyo PFM. Ardaydaasi oo ay tiradoodu dhamayd 212 arday, ayaa 52 ka...

Wasiirka Caafimaadka Oo Fashiliyey Cidda Soo Dirtay Diyaaradda Dawooyin Siday Ee Wasiir Cali Mareexaan...

0
Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” iyo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Togdheer oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco ayaa...