Dhaqaale Xumo Soo Food Saartay Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland+Xaruntii Guud Ee Xidhiidhka Ciyaaraha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaqaale xumo xoog leh ayaa soo food saartay wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland kadib markii wasiiradda Maaliyaddu ka jartay kharashaad badan oo...

Wargeyska Eventbrite Oo Warbixin Ku Falanqeeyay Somaliland  

0
Sydney (Hargeisa Press): Warbaahinta caalamiga ah ee Eventbrite, ayaa warbixin ay ka qortay Somaliland waxay ku falan qaysay horumarka kala duwan ee ay somaliland...

Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Soo Bandhigtay Macalimiinta Ay Mushaharkii U Qoreen

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa Shaqaaleeyay Afar Boqol Oo Macalin kuwaas oo Gabi ahaanba lagu daray Liiska Diwaanka musharka,waxaana uu guddoomiyahu hambalyo...

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Shaqaale Weyanaha Madaarka iyo Masuuliyiinta Duulista oo Maanta Qabsoomay +...

0
Wadan walba Dadkiisa ayaa leh, Wadan walba Dadkiisa ayaa dhisa, Wadan Walba cida u shaqaysa ayaa isu xilsaarta,Wasiir Cumar Yare HARGEISA , (HargeisaPress) —Shirkii Bilaha...

“Ninka Qur’aanka Akhriya Lama Yidhaa Reer Hebel Buu Ahaa, Hadaba Ninka Wax Dila Maxaa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Murrashaxa madaxweynenaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku baaqay in aan qabiil iyo reer loo nisbayn dadka...

Maxamed Biixi Yoonis oo Xil Sare Looga Magacaabay Qaramada Midoobay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa loo magacaabay ergayga Nabadeynta ee waddanka Sudan, waxaanu hormuud...

Somaliland oo Dacwad Ka Gudbisay Kooxo-Abaabulan oo Sii Hurinaya Xaaladda Laascaanood

0
London (Hargeisa Press) – Daladda Ururrada Qurbe-joogta Reer Somaliland, ayaa waxaa ay Baaq ka soo saareen Xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood. Daladda Qurbe-joogta Somaliland ee...

9 Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Sumoobay Caano Laga Lisay Xoolo &...

0
Xiin-galool, (HargeisaPress) — Qoys ka kooban 9 xubnood, ayaa ku sumoobay wax loo mallaynayo inay ahaayeen Caano aanay bad-qabkooda ogeyn, sida uu sheegay Dr. Cabdirisaaq...

Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Kulan la Qaatay Lix Shirkadood oo u...

0
Harrgaysa (HargeisaPress)-Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen Madaxda sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ee RDA (Road Development Agency),...

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Si Adag Ug Baaqday In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Si Adag Ug Baaqday In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen Kana Warantay Heerka...