Qarax khasaaro sababay oo ka dhacay Boosaaso

0
Hargeysa —Wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in qarax xalay ka dhacay bosteejada laga raaco gaadiidka isaga kala goosha magaalada ay ku...

Hooyo Ubadkii Ay Dhashay laga Soo Eryey Goobihi Waxbarashada

0
Hargeysa (HP): Hooyo Fadxiya Maxamed Jaamac, waa hooyo degan magaaladda Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Isha Boorama ee degmadda 31-ka May. Hooyo Fadxiya, waxay haysata sagaal...

Jidka Bali-gubadle iyo Dhagax-buur oo Dhismihiisu Meel Fiican Marayo

0
Harshin (HP): Shacabka degmada Xarshin ee gobolka Faafan iyo ka degmada Dhagax-buur ee gobolka Jarar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa iska kaashaday dhismaha...

Komishanka Heer Qaran ee La-dagaalanka HIV/AIDS oo Tababar u Qabtay Culimada Gobolka Awdal +...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa culimada ku nool Gobolka...

Hargeysa: Warbixin cusub oo Hadda ay soo saareen guddida ka hortagga iyo u-diyaar-garowga xanuunka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddida oo maanta shir jaraa'id qabatay, ayaa bulshada la wadaagtay warbixin cusub oo la xidhiidha xaaladda caafimaad ee bulshada reer Somaliland iyo waxyaahaha ilaa...

Hay’adaha maxalliga ah ayaa sare u qaadaya qeylo dhaanta ku aaddan COVID-19

0
HARGEISA—Hay’adaha maxaliga ahi waa kuwa mar walba ugu horeeya ee qeylo dhaanta sameeya, kana jawaaba xaaladaha degdega ah, maadama ay aad ugu dhawyihiin dadka...

Wasiirada Warfaafinta iyo Arimaha Gudaha oo kulan kala yeeshay haya’adaha caalamiga ah Qorshaha Wacyigelinta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Sulayman Yusuf Koore iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md. #Maxamed_Kaahin ayaa maanta shir kala yeeshay haya’adaha...

Dr. Gabboose iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo si Dhaxal-gal ah Bulshada Ugala Hadlay Halista...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo siyaabo kala duwan saxaafadda ugula hadlay meelo kala duwan Isniintii maanta (06 April...

Ciidanka Qaranka oo Sheegay inay u Diyaar Garoobeen Xannuunka Korona Fayras.

0
Hargeysa (HargeisaPress)—Wasiirka wasaaradda Gaashaan dhiga Jamhuuriyadda Somaliland C/qani Maxamuud Caateeye oo ka qayb galay madal ay ciidanka Mulatariga ku soo bandhigayeen sida ay ugu...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka Hadlay Awoodda Maddaariista Xilliga Fasaxa, Bulshadana Baaq...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay inaanay Maddarasadaha Diiniga ahi awoodin inay hab online ah Ardayda ugu wadaan...