Qorshaha Cusub Ee Abiy Ahmed Ku Wajahayo Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliland & Arrimaha...

0
H​argeisa (Hargeisa Press)- Muddooyinkan dambe waxa muuqda in Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed uu bedelay qorshe uu sannadkan isku dayay inuu ku waajaho Somaliland...

Dad Badan oo Xanuunka Coronavirus Ugu Ildaran Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in cudurka coronavirus ay dad badan ugu ildaran yihiin gudaha magaalada...

Madaxweyne Biixi oo U Hanjabay Salaadiintii Ka Hadashay Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay Madax-dhaqameed ka hadlayey arrimaha wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana dalbanayey...

Tedros Adhanom oo Si Kulul Ugu Jawaabay Trump

0
GENEVA (Hargeisa Press)— Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si adag u difaacay sida hay’addiisa ay ula tacaashay faafitaanka cudurka Coronavirus, isaga oo...

Madaxweynaha Somaliland, Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka iyo Shir-Guddoonka Baarlamaanka oo Qodobbo Xaasaasi Ah Ka Hadley

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,  Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhambaal Tacsi u diray qoyskii,qaraabadii iyo bahda fanka ee uu ka...

0
TACSI MADAXWEYNE: 08/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Warkii Ugu Dabeeyey Ee Greece halka ka daawo wariye siciid cabdilaahi xasan

0
Warkii Ugu Dabeeyey Ee Greece halka ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=lrJInqd7WN0&feature=share&fbclid=IwAR06tfjJQQ21lAyZQxKaKDIiG42-YS3AWC4LyC-ctbyVLbFcgg8hfmUewp0  

Dawlada Somaliland oo Kafaalo-qaaday Kharashka Dadkii Karantiinka la Galiyey

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Dawlada Somaliland ayaa kafaalo-qaaday guud ahaan kharashkii ku baxay  dadkii mudada labada todobaada ku jiray karantiinka badhitaanka la xidhiidha xannuunka Covid-19, kuwaas oo...

“Talladda Somaliland ragg ku filan oo xaajo-qaad ah way xukuumadda halagu ixtiraamo”… garaad Jaamac

0
Laascaanood (HargeisaPress)- Qaar ka mida madax dhaqameedka Sool ayaa si adag u deedifeeyay hadal haynta maalmahan soo baxaysay ee la xidhiidha in madax dhaqameedku...

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu geeriyooday gudaha Soomaaliya

0
Muqdisho—Dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey uu Soomaaliya u dhintay cudurka Coronavirus, sida uu sheega Af-hayeenka wasaaradda Warfaafinta Ismaaciil Mukhtaar. Marxuumka ayaa la...