Shirkada SO! Sogasho (Powered by Somcable) Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeysay Munaasibada Ciidal Fidriga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Shirkadda SO! Sogasho (Powered by Somcable) ee dalka keentay internet-ka casriga ah isla markaana xawaariiisu sareeyo ee fiber Optic-ga ayaa dhamaan Umadda...

Qodobo kitaabka iyo axaadiistu inna fareen ee ka hortaga oo ilaalinaya caafimaadka dalka,...

0
Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in Islaamku inna faray raacitaanka talaabooyinka ka hortaga oo ah casharo aynu ku saxxayno dalkeena...

Dhageysiga dacwada Badda ee u Dhexeysa Kenya iyo Somalia oo Maanta ka billaabatay The...

0
HAGUE, (HargeisaPress) β€”Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Qaramada Midoobay oo uu fadhigeedu yahay Magaalaada Hague ee Waddanka Netherlands, ayaa billowday dhageysiga Dacwad ku saabsan...

Xukuumadda Somaliland oo Xisbiyada Mucaaridka ah ugu Baaqday inay la Shaqeeyaan Komishanka Doorashooyinka oo...

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay in aanu jirin dastuuriyan sharci sheegaya in la kala diro Komishanka cusub ee aan weli hawlgelin, waxaanay...

Hashaan Gaade weynow Libaax uga Gayoon waayay Inaan Goroyo Cawl uga Tagaa waa hal...

0
Iyada oo aan Sharaf iyo karaamo iyo Ixtiraam aad u balaadhan u hayo Masuuliyiintii Xilalka iska casilay oo ay xor u ahaayeen go'aankooda oo...

Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Uu Oodweyne Ka Jeediyay

0
Oodweyne (Hargeisa Press.com): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ee safarka ku marayay goboladda bariga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Oodweyne ee...

Madaxweynaha Somalia oo Maanta ka Qayb-galaya Shirka Golaha Wasiirrada

0
Muqdisho,(HargeisaPress) β€” Madaxweynaha Somalia ayaa markii ugu horreysay ka qaybgalay kulanka golaha wasiirrada oo xilligan ka socda xarunta madaxtooyada Somalia, kaasoo looga hadlayo hub-ka-dhigista...

Dowladda Soomaaliya Oo Dalkeeeda Ka Eriday Wakiilkii Qaramada Midoobay

0
MOGADISHUΒ β€”Dowladda Soomaaliya oo u muuqata in ay deg deg uga jawaabeyso qoraal ka soo baxay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xeerka Doorashada Wakiillada Ee Isagoo Dalka Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Cabdiraxmaan Managed Cabdillaahi Cirro, guddoomiyaha golaha wakiillada iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo dalka ku soo laabtay kadib socdaal maalmo...

Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa Ka Weyn Dagaalka Dhuuni-qaatayaasha!

0
Hargaysa (HP): Horta shaqsiyaadka gabboodka ka dhigta xarunta dhaqanka, ee labadan muudal ka midka yihiin, ee gacmaha shisheeye lagu kuunyayo, waa xaajo-ma-yaqaanno af-garooc ahe,...