Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Uu Oodweyne Ka Jeediyay

0
984

Oodweyne (Hargeisa Press.com): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ee safarka ku marayay goboladda bariga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Oodweyne ee xarunta gobolka Daadmadheedh.

Markii weftiga madaxweynuhu gaadhay magaaladda Oodweyne waxaa halkaas ku soo dhaweeyay boqolaal ka mid dadweynaha magaaladaas ku nool oo aan yar iyo weyn u kala hadhin soo dhaweyntaasi.

Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabaynaysa u jeediyay dadweynihii faraha badnaa ee isugu soo baxay soo dhawayntiisa magaaladda Oodweyne. Khudbadaasi oo uu arrimo badan ka hadlay.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Ee Oodweyne:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY