Maamulaha Guud Ee Shirkadda Daabacaada Casriga ah SAGALJET Oo Booqasho Kormeer ah ku Tagay...

0
Tog-Wajaale,(HargeisaPress) —Maamulka guud ee Shirkada daabacaada casriga ah Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar ayaa booqasho ku wajahan kormeerka Xarunta Sagaljet ee Tog-Wajaale iyo guud ahaanba...

Wasaaradda Deegaanka Oo Ugaadh Kala Wareegtay Ciidanka Qaranka

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta ciidamadda qaranka kala wareegtay Ugaadh ay muddo hayeen. Duur joogtaasi oo tiradoodu dhamayd 26...

Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Sheegay In Xildhibaanada Gobalkoodu Maanta Qaadacayaan Soo Jeedin Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salel, ayaa maanta iskugu imanaya shir nuxurkiisu yahay inay ka tashadaan  Wareegto ay sheegeen...

Daawo Muuqaal: Ururka NOMAD oo Deeq Gaadsiiyey Waadhka Umulaha Cisbitaalka Hargaysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka NOMAD oo ah urur samafal ah oo saldhigiisu yahay Dalka Britain ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay shaqaalaha Waadhka...
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Baaq U Diray Xukuumadda iyo Shacabka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa baaq u diray Xukuumadda talada dalka haysa iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland, xilli ay sii...

Tariikhda Abwaan Xudeydi Boqorkii Cuudka oo ku geeriyooday London

0
London— Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku geeriyooday, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen 'Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka, maadaama uu...

Daawo Muuqaal: Hay’adda Muslim Aid oo Deeq u Qaybisay Qoysas Danyar ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda samafalka ah ee muslim Aydh ayaa maanta raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimada...

Gollaha Guurtida oo Is-casilaad Ka Aqbalay Xildhibaan Golahaas Iskaga Baxay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaannada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa cod gacan taag ah kaga aqbalay iscasilaad uu golaha u soo gudbiyay Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi...

Warbixin: Maxaa Ku Cusub Ololaha Doorashada Madaxtinimada Ee Mareykanka?

0
Washington (Hargeisa Press) — Iyadoo maalmo kooban ay ka hadhsan tahay inta codbixiyayaashu ay ka dhiibanayaan codadkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada Mareykanka, musharrixiinta madaxweyne ayaa...

Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Gaadhay Oodweyne

0
Oodweyne (HP): Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee Gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa...