UNICEF oo Shaacisay in Somaliland ka Bilaabayso Talaal Cusub oo Cudurka Jadeecada ah lagula...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wakiilka Hay’ada UNICEF ee Somaliland iyo Somaliya Steven Lawerier ayaa Maanta ka Qaybgalay kulan lagu shaacinayey talaal cusub oo lagula dagaalamidoono Cudurka...

Somaliland iyo ICRC oo Ka Wadahadlay Xaaladda Dadkii Ka Barakacay Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Mustafe Cumar Faarax, ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socday Hay’adda International Committee...

Wasiirka Caafimaadka Oo Furay Shirka Dib U Eegista Waxqabadka 2021-ka iyo qorsheyaasha 2022-ka

0
Burco (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka furay shirka sanndalaha ah ee dib u eegista iyo qiimaynta waxqabadka wasaaradda caafimaadka...

Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Wufuud Ka Socota Dalalka Itoobiya iyo Guinea

0
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay wufuud kala duwan oo ka qaybgalaysa furitaanka wejiga koowaad ee ballaadhinta Dekeda Berbera...

Mareykanka oo Shaaciyay Sawirradii Ugu Horreeyay Ee Weerrarkii Baqdaadi

0
Washigton (Hargeisa Press)- Milateriga Mareykanka ayaa waxa uu shaaciyay muuqaalkii ugu horreeyay ee laga qaaday weerrarkii lagu dilay hogaamiyaha ururka la baxay Dowladda Islaamiga...

Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka Hargaysa

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo isugu jirtay xoolo nool iyo waxyaabo kale gaadhsiisay qaybta dhimirka ee cusbitaalka...

Somaliland: Ciidamo La Wareegay Xarunta Telefiishanka Horyaal

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta la wareegay xarunta dhexe ee Telefiishanka Horyaal ku leeyahay magaalada Hargeysa. Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya...

Siyaasi Cali Sandule oo Geeriyooday

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta...

Dowladda Mareykanka oo Walaac ka Muujisay Doorashada la filayo inay Soomaaliya ka Dhacdo

0
MOGADISHU, (HargeisaPress) —War kooban oo qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka...

DAAWO: Taariikhda AHUN Fanaan Axmed Naaji Sacad Oo London Ku Geeriyooday

0
London (HP): Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaaladda London ee dalka Britain ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad, oo muddo...