Hargeysa: Telefishanka HCTV Oo Xus Balaadhan U Sameeyay Saddex Suxufi Oo Ka Baxay +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Telefishanka caalamiga ah ee Horn Cable ayaa Magaaladda Hargeysa ugu qabtay xus geerida Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Saddex Suxufi...

Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiista Maanta qabsoomay ayaa lagaga hadlay Ahmiyadda Amnigu u leeyahay Dalka. Shirkan oo uu Guddoominayey Madaxweynaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Dhakhaatiir...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar...

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Tababar La Xidhiidha Amniga Iyo Maamul Wadaaga Dawladaha Africa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland ayaa maanta Tababar La Xidhiidha Amniga Iyo Maamul Wadaaga Dawladaha Africa Kusoo Xidhay Caasimada Hargeysa.                 Halkan hoose ka daawo...

Gudoomiyaha Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadlay In Doorashada Madaxtooyadu Dib U Dhacayso...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdiqaadir Imaan Warsame ayaa maanta ka hadlay in doorashada madaxtooyada Somaliland dib u dhacayso isla markaana...

Gudida Doorashooyinka Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo Ka Wada-hadley Qabsoomida Doorashooyinka iyo Sidii Loo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta hortagay guddida Arrimaha Gudaha, Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiillada. Kulankaas oo ay warbaahintu dibadjoog ka...

Somaliland Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Ka Shaqeeya Kadib Wareegtadii Uu Madaxweynuhu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha...

Dhisme Ay Leedahay D/Hoose Ee Gabiley Oo Xadhiga Laga Jaray

0
Gabiley (HP): Badhasaabka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, iyo maayarka Gabiley ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray dhisme cusub oo ay leedaha dawlada...

Faah-faahin Ka Soo Baxaysa Dabkii Ka Kacay Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Faah-faahino dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa Dabkii xoogganaa ee caawa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Dabkan oo suuqa Waaheen...

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Dadafeeyey Eedaymo Musuqmaasuq Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Jeediyeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo...