Maxkamada Hargeysa Oo Cadaysay Inaanay Shaqo Ku Lahayn Xadhiga Haweenayda Berbera Laga Soo Xidhay

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa cadaysay inaanay maxkamadaha shacabka ah u xidhnayn marwo Saado Jaamac Aadan, oo toddobaadkan laga soo xidhay magaalada...

C/rasaaq Khaliif Oo Ka Hadlay Muranka Madaxweyne Biixi iyo Mucaaradka

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka hadlay xalinta khilaafka xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaradka ah. C/rasaaq Khaliif, oo isaga iyo guddoomiyaha...

Ciidamo Fadhiisimo Ka Samaystay Dhul Madaxweyne Biixi Ku Haysto Qoysas Danyar Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa saaka bilaabay inay fadhiisimo ka samaystaan dhul Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku haysto qoysas...

Wasiirka Dastuurka JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Madarasad Laga Hirgeliyay Caynaba

0
Caynaba (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa xadhiga ka jaray Mederesad laga hirgeliyay magaaladda Caynaba. Xadhig ka...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexaad

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Madaxweyne...

Taliska Ciidamada Somaliland oo Digniin Culus U Diray Xisbiga UCID

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Taliska Ciidamada Milateriga iyo Booliska Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixiyay, ciidamo uu xisbiga mucaaradka ah ee UCID sheegay in...

Laascaanood: Ciidanka Qaranka JSL Oo Guul Ka Gaadhay Dagaalkii Maanta

0
Laascaanood (HP): Ciidanka Qaranka JSL ayaa guulo ka gaadhay dagaal ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada Laas-caanood. Waxaana dagaalkan...

Iran iyo Sacuudiga oo Horumar Ka Sameeyay Wadahadalladii U Dhexeeyay

0
Tehran (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, ayaa sheegay in dalkiisa iyo Sacuudi Carabiya ay diyaar u yihiin in ay wadahadallada ay...

Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland oo sheegay in uu cunay lacago ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in cudurro kala duwan uu ka...

Idaacadda BBC-Da Oo Balaadhintii Ugu Weynayd Lagu Sameeyay Iyo Luuqadaha Ay Ku Hadasho Oo...

0
LONDON, Laanta BBC-da ayaa balaadhin ku samaysay xarumaheeda ku yaala daafaha dunida ,waxaana arintan looga dan leeyahay in BBC-du ay gaarto dad ka badan...