Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda

0
438

Hargaysa (HP): Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaardka ah ee WADDANI ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland ugana digay kala qaybinta bulshada iyo qorshihii hore loo arkay midhihiisa in aanu dib ugu noqon.
Waxaanu wax laga xumaado ku tilmaamay hadallo ka soo yeedhay xubno ka mida golaha wasiirrada xukuumadda madaxweyne Biixi, oo hogaanka xisbiga Waddani ku eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay Soomaaliweyn.


Khadar Xuseen Siciid, waxa uu sheegay in hadaladda canbaaraynta ah ee ay sida fudud isaga odhanayaan wasiirrada xukuumadu in ay saamayn weyn oo xun ay caalamka tusayso.
Khadar Xuseen Cabdi, xoghayaha guud ee x8sbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta dhexe ee xisbigaasi ee magaaladda Hargaysa, ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbigoodda loo jeediyay.

DAAWO:Xoghayaha Waddani Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here