Dalal Badan oo Xiisaynaya Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashay dalal badan oo xiisaynaya wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo in mudo ahba hakad ku...

Prof: Samater oo Ku Baaqay In La Dhagaysto Baaq Ay Soo Saareen Qaar Ka...

0
Washington (Hargeisa Press)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater oo ka mid ah aqoonyahanada reer Somaliland ayaa waxaa uu ja hadley baaq ay dhawaan soo saareen...

Xisbiga UCID oo Agab Caafimaad Gaadhsiiyay Dadka Ku Ganacsada Suuqyada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta waxaa uu agab Caafimaad gaadhsiiyay dadweynaha ku ganacsada suuqyada magaalada Hargeysa. Deeqdan caafimaad ayaa waxaa ganacsatadaasi gaadhsiiyay...

Bulshadda Woqooyiga Hargaysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Ayax Dhibaato Ku Haya

0
Ceel- Sheekh (HP): Ayaxa aad u fara badan oo dhibaato u gaystay dalagyadii beeraha iyo dhul daaqsimeedkiiba ayaa laga soo sheegayaa  deegaamadda woqooyiga ee...

365 Maxbuus oo Maanta Laga Sii Daayay Xabsiyada Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta si rasmi ah xabsiyada dalka Somaliland looga sii daayay 365 maxbuus oo ku xukunaa dambiyada fudud. Taliyaha ciidamada Asluubta Somaliland...

Somaliland oo Si Kulul Uga Hadashay Mucaawinooyin Soomaaliya Gaysay Buuhoodle

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxaa ay si kulul uga hadashay diyaaraddo mucaawinnooyin ah oo dowladda Soomaaliya geysay magaalada Buuhoodle. Wasiiirka hawlaha guud,...

Xukuumada Somaliland oo Mamnuucday Tukashada Salaada Ciida iyo Isku Socodka Gaadiidka iyo Dadka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta go’aan kasoo saartay tukashada Salaada Ciidul-fidriga oo maalmo kooban ay naga xigaan. Guddiga ka hortaga iyo u diyaar-garowga cudurka...

Sudan iyo Masar oo Kulan Ka Yeeshay Biyo-xidheenka Ethiopia

0
Khartoum (Hargeisa Press) – Wadamada Sudan iyo Masar ayaa sii wada wadahadalada ku saabsan Mashruuca Biyo-xidheenka Ethiopia, sida uu sheegay Golaha Wasiirada dalka Sudan. Kuwaas...

Xasan Sheekh: Qadiyada Badu Waxay Weli Taagantahay Meeshii Aan Afar Sano Ka Hor Uga...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrinta dacwadda kiiska badda...

Warbaahinta Dalka Uganda oo Waxka Qortay 29 Guurada Dib Ula Soo Noqoshada Madaxbanaanida Somaliland

0
Kampala (Hargeisa Press)- Warbaahinta dalka Uganda ayaa wax ka qoray Sannad guurada 29aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland...