Xisbiga UCID oo Agab Caafimaad Gaadhsiiyay Dadka Ku Ganacsada Suuqyada Hargeysa

0
1095

Hargeisa (Hargeisa Press)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta waxaa uu agab Caafimaad gaadhsiiyay dadweynaha ku ganacsada suuqyada magaalada Hargeysa.

Deeqdan caafimaad ayaa waxaa ganacsatadaasi gaadhsiiyay xubno ka socda xisbiga Ucid oo isugu jira xoghayeyaasha kala duwan ee xisbiga Ucid iyo gudoimiyeyaasha degmooyinka caasimada Hargeisa.

Geesta kale, ganacsatada kala duwan ee ku ganacsada suuqyada magaalada Hargeysa ayaa iyaguna dhankooda ka dareen celiyay deeqdan caafimaad ee uu xisbiga Ucid soo gaadhsiiyay.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here