Xukuummadda Somaliland oo Caddaysay Sababta Ay Xayiraada Ugu Soo Rogtay Telefishanka Universal

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in Telefishanka Universal uu ku xadgudbay Tebinta Xuska...

Wasiirka Warfaafinta oo Saxaafada Somaliland Ka Dalbaday Inay Ka Hortagaan Dacaayadaha Ay Qarankan Ku...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa warbaahinta dalka Somaliland ka dalbaday inay ka hortagaan dacaayadaha ay warbaahinta Xamar...

Somaliland: 11,000 oo Arday oo Saaka U Fadhiistay Imtaxaanaadka Shahaadiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare ee Somaliland ayaa saaka ka bilaabmay dhamaan gobolada Somaliland. Laba boqol oo goobood...

Muranka Biyo-xidheenka Itoobiya oo Gaadhay Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay

0
Qaahira/Addis Ababa (Hargeisa Press) – Muranka Biyo-xidheenka Ethiopia ee u dhexeeya dalalka Masar, Ethiopia iyo Sudan ayaa gaadhay Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka...

Cali Gurey: Madaxweyne Muuse Hadii Aragtidiisa Looga Rixiyo Muqdisho Waxba Ma Tari Karto, Wayna...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah siyaasiyiinta waa weyn ee Somaliland ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland aragtidiisa...

Madaxweynaha Somaliland oo Dowlada Jabuuti Ku Hambalyeeyey 43-guurada Kasoo Wareegtay Maalintii Ay Gobonnimada Qaateen

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal hambalyo ah...

Mo Farah oo Ka Hadley dhaq-dhaqaaqyada Dunida Ka Socda Ee Cadaalada Loogu Raadinayo Dadka...

0
London (Hargeisa Press)- Orodyahanka caanka ah ee Soomaaliga ah ee Mo Farah oo u orda wadanka Britian ayaa waxaa uu ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada dunida...

Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan La Yeelatay Haweenka Ceel-Afweyn

0
Ceel-Afweyn (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa magaaladda Ceel-Afweyn kulan kula qaadatay haween weynaha degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Wasiir Shukri...

Boorama: Xuska Maalinta Xoriyadda Somaliland Ee 26-ka June

0
Boorama (HP): Munaasibad lagu xusayay lixdan guurrada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadda ka qaadatay mustacmaradii Ingiriiska 26-kii June sanadkii 1960-kii ayaa xalay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Shacabka Togdheer Kala Qayb Galay Xuska 26 June

0
Burco (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa Xarunta gobolka Togdheer ee Magaaladda Burco kaga qayb galay munaasibada 60...