Wasiirka Warfaafinta oo Saxaafada Somaliland Ka Dalbaday Inay Ka Hortagaan Dacaayadaha Ay Qarankan Ku Hayaan Warbaahinta Xamar

0
1942

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa warbaahinta dalka Somaliland ka dalbaday inay ka hortagaan dacaayadaha ay warbaahinta Xamar ku hayso qaranimada Somaliland.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa sidoo kale lagu sheegay doorka toolmoon ee ay saxaafada Somaliland ku leedahay horumarka dalka.

War-saaxaafadeedkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress.com ayaa u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here