Mo Farah oo Ka Hadley dhaq-dhaqaaqyada Dunida Ka Socda Ee Cadaalada Loogu Raadinayo Dadka Madow iyo Dilalka Dhalinyarada Soomaalida

0
1661

London (Hargeisa Press)- Orodyahanka caanka ah ee Soomaaliga ah ee Mo Farah oo u orda wadanka Britian ayaa waxaa uu ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada dunida ka socda ee cadaalada loogu raadinayo dadka madoow ee (Black Live Matter).

Mo Farah ayaa ka waramay dhibaatooyinkii shaqsi ahaan ee dhinaca midab takoorka ee uu kala kulmay wadamo uu ku noolaa.

Mo Farah oo ka hadley Dhalinyarada Soomaalida ee ku dhaqan wadamada caalamka iyo dhibaatooyinka dilka ah ee ay isku gaystaan, isagoo waano u diray dhalinyaraasi.

Sidoo kale, waxaa uu soo dhaweyey baaqa Duqa Manchester Andy Burnham, ee ahaa in dib loo eego kiiska gabadh yar oo Soomaliyada SHUKRI CABDI oo gobolkaasi ku dhimatay.

Hoos ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/F_qLZh56tsc

LEAVE A REPLY