Ciidankii U Horreeyay Ee Maktabad Shaqadooda La Xidhiidha Samaystay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maamulka Maktabada Sahan Books, ayaa Maktabada Ciidamada Dab-demiska Qaranka Somaliland gudoonsiiyay Buugaag ka hadlaya Cilmiga Dabdemiska. Waxaana ka gudoomay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska...

Berbera: Askarigii Taliyaha Dilay Oo La Xukumay Iyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay...

0
BERBERA, (HargeisaPress)  — Magaalada Berbera  Maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirizaaq Maxamed Kheyre...

Maamulka Gobolka, Ka Caasimadda iyo Iskaashatadda Basaska Hargaysa Oo Heshiis Ka Gaadhay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Iskaashatadda  Basaska   ka dhex shaqeeya magaaladda Hargaysa,     maamulka dawladda hoose ee Hargaysa  iyo  badhasaabka gobolka Maroodijeex  oo isku dhinac ah ayaa si...

Safiir Ku-xigeenka Itoobiya oo Sheegay In Aqoonsigii Somaliland Raadinaysay Suurta-galay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Safiir ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Itoobiya Mudane Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa sheegay in aqoonsigii Somaliland mudadda raadinaysay wakhtigan...

Maxay Tahay Ujeedka Safarka Madaxweynaha Soomaaliya Ee Mareykanka?

0
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Xasan Sheekh, ayaa ka qeyb geli...

“Roobkii Hargaysa ka da’ay duufaan ma ahayn lamana odhan karo”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Waaxda saadaasha hawadda ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa roobkii dabaylaha xoogan watay ee 27-kii bishan ka da’ay magaaladda Hargaysa oo khasaare...

Reer Burco oo Dhoolatus Daad la Moodo ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa Madaxweynaha...

0
Burco , (HargeisaPress) — Dadweynaha magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa dhoolatus la yaab leh oo badanidooda la moodo daad socda ku soo...

Alshabaab oo weerarku qaaday laanta buuro

0
Laanta buuro,(Hargeisapress)-Weerar ayaa xalay ay xarakada Al-Shabaab ku mirtay xarunta ciidamada ee Laanta Buuro. Wararka ina soo gaaraya ayaa xaqiijinaya in khasaare dhimasho iyo...

Daawo Muuqaal: Qalabkii biyo balaadhinta caasimada Hargasya oo Maanta Dalka soo Gaadhay...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Dhuumaha iyo qalabka loogu talogalay in lagu sameeyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee mashruuca maalgelintiisa uu bixiyey Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland...

Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Awdaahir Cali Oo ...

0
Burco, (HargeisaPress) —Dr Cabdi Awdaahir Cali ayaa kamid ahaa xubnihii wasiirada ahaa ee xukumadda Somaliland  dhawaan iska casilay,waxaana uu ahaa wasiirkii shaqada iyo arimaha...