Somalia: Doorashadii Guddiyada Xubnaha Ka Soo Jeeda Somaliland oo La Baabiiyay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in la baabi’iyay doorashadii hoggaanka guddiyada doorashada ee xubnaha ka soo jeeda...

“Roobkii Hargaysa ka da’ay duufaan ma ahayn lamana odhan karo”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Waaxda saadaasha hawadda ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa roobkii dabaylaha xoogan watay ee 27-kii bishan ka da’ay magaaladda Hargaysa oo khasaare...

Dibad-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Reer-galbeedka oo Ka Socda Itoobiya

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo qaybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida ka socda dibadbaxyo waa...

Berbera: Askarigii Taliyaha Dilay Oo La Xukumay Iyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay...

0
BERBERA, (HargeisaPress)  — Magaalada Berbera  Maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirizaaq Maxamed Kheyre...

Wasiir Sacad Cali Shire Oo ka hadlay Nuxurka Kulan Ay Maanta La Yeeshay ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida arrimaha dibada u qaabilsan golayaasha wakiilada iyo guurtida Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Cusub ee dhawaan Dawladda Itoobiya u soo magacawday Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee  dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday...

Maareeyaha Shirkada SOMCABLE Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Mareeyaha shirkada Somcable ayaa Hadhimo sharafeed usameeyay Gudoomiyaha cusub ee dhawaan Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Gobolka Sool Cabdiqani jiidhe. Munasibad Qado sharafta ahayd...

Reer Burco oo Dhoolatus Daad la Moodo ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa Madaxweynaha...

0
Burco , (HargeisaPress) — Dadweynaha magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa dhoolatus la yaab leh oo badanidooda la moodo daad socda ku soo...

Alshabaab oo weerarku qaaday laanta buuro

0
Laanta buuro,(Hargeisapress)-Weerar ayaa xalay ay xarakada Al-Shabaab ku mirtay xarunta ciidamada ee Laanta Buuro. Wararka ina soo gaaraya ayaa xaqiijinaya in khasaare dhimasho iyo...

Daawo Muuqaal: Ciidamada Somaliland Qaabkee Ayey U Soo Bandhigeen Cududooda

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Somaliland oo si weyn ugu dabaaldegtay 28 guuradii ka soo wareegtay maalintii ay ku dhowaaqday inay dal madax banaan tahay iyo ciidamada qalabka...