SIDEE AYUU U SHAQEEYAA HAB-MAAMUUSKA DAWLIGA AHI, GOOR MA SE AYAANU U SHAQAYN HABKA...

0
MAXAA KA QALDANAA XAFLADDII BANDHIGGA BUUGGA GEES. ''Protocol of Honour'' Dal waliba waxa uu leeyahay hab-maamuus u gaar ah, kaas oo ixtraam iyo mudnaan kala...

Burco: Go’aamo Laga Soo Saaray Shirka Ilaalinta Deegaanka iyo Dhawrista Nooleyaasha

0
Burco (Hargeisa Press): Waxaa go’aamo laga soo saaray shir ku saabsanaa wada tashiga ilaalinta deegaanka iyo dhawrista nooleyaasha kala duwan ee gobolada Barriga Somaliland...

Somaliland oo Ka Hadashay Aragtideeda Xilka Qaadistii Ra’iisal Wasaarihii Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay go’aankii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday xukuumaddii ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre. Wasiir...

Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Badda Berbera Oo Liqday

0
Berbera (Hargeisa Press): Badda magaallo xeebeedka Berbera ayaa la sheegay in ay maanta liqday oo ay ku dhinteen laba ruux, sida uu warbaahinta u...

“Somaliland dhibaato in ku filan waa loo gaystay ee hala iska daayo”….

0
Muqdisho (HP): Xildhibaan Suhuur Diiriye Cali, oo  ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka dawladda Soomaaliya ayaa ku dhaliishay maamulka Farmaajo in ay dhibaatooyin kala...

Faah-faahin Ka Soo Baxaysa Dabkii Ka Kacay Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Faah-faahino dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa Dabkii xoogganaa ee caawa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Dabkan oo suuqa Waaheen...

EX, Xildhibaan Bidhi Oo Bogaadiyay Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiiladda Somaliland

0
London (Hargeisa Press)- Siyaasi Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ee shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Somaliland taasoo uu ku tilmaamay...

Golaha Degaanka Cardiff Oo Somaliland Aqoonsanaya

0
Cardiff, (HargeisaPress) —Somaliland Xornimadeedii waxa ay kala soo noqotay Somalia 1991kii,taas oo ay halgan dheer u soo gashay, isla markiiba 18kii bishii may 1991kii...

Wasiirka Biyaha oo Shaqada Ka Joojiyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa shaqada ka hakiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Xasan Dirir. Wasiirka,...

Wasiirka Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Heer Sare ah oo ka Socda Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe oo ay weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Axmed Nuur Faahiye, iyo Agaasimaha...