Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ceerigaabo Kulamo Kula La Yeeshay Guddida Nabadgalayada Gobolka Sanaag Iyo...

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Ceerigaabo ayaa maanta kulamo la yeeshay guddida nabadgalayada...

Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Gabiley Munaasibad U Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray iyo Hogaanka...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Gabiley Munaasibad U Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray Maanta iyo Madaxda sare ee xisbiga oo ka soo qayb...

Siyaasi Ka Tirsan KULMIYE oo Guurtida U Soo Jeediyey Inay Is-waafajiyaan Xilliga Loo Cayimay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Siyaasi Maxamed Ibraahim Madar oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, xil wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumaddii hore...

Barnaamij Diiniya Oo Dhalinyaradda Lagu Dhiirgelinayo Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
Hargaysa (HP): Barnaamij Diini ah oo dhalinyaradda lagu dhiirigelinayo ayaa xalay lagu qabtay masaajidka Al-Furqaan ee magaaladda Hargaysa gaar ahaana xaafadda Xero-awr ee degmadda...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Turkiga Kaga Qayb-galay Carwo Kulmisay 70 Dal Iyo Shirkado Caalami...

0
Istanbul,(HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin Seed oo Socdaal shaqo ku jooga Dalka Turkigaa ayaa wuxuu Maanta ka qayb-galay...

Madaxweynaha Dawlad Degaanka Ethiopia Oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay iyo Shuruud Adag Oo Uu...

0
Mineapolis, (HargeisaPress) — Madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu soo dhaweeyay Maraykanka. Jaaliyadda u dhalatay DDSI, ayaa madaxweynahooda si diiran...

Daawo Muuqaal: Eng. Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta Oo ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shir Lagu Falanqaynayo Hirgalinta Siyaasaada Maamul- Daadajinta Dawldaha Hoose oo socon doona laba maalood  ayaa maanta ka furmay Hotelka Maansoor ee...

Hargeysa: Tababbar ku saabsan Tacadiyada iyo Xuquuqda aadanaha oo loo soo gabagabeeyay 60-qof +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hay’adda wadaniga ah ee HYDA oo kaashanaysa hay’adda DRC ayaa waxa ay manta tababar ku saabsan Tacadiyada iyo Xuquuqda aadanaha u...

Madaxweynihii Hore Galmudug oo Ku Damaashaadaya Magaalada Hargeysa (Sawirro)

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa la arkay isagoo ku damaashaadaya koonfurta magaaladda Hargeysa ee caasimada...

Caynaba: Xeer Ilaaliyaha Gobolka Saraar Oo Soo Dhaweeyay Xukunno Maxkamadeed

0
Caynaba (HP): Xeer ilaaliyaha gobolka Saraar Yuusuf C/laahi Cali, ayaa ka war bixiyay xukunno ay dhawaan soo saareen maxkamadaha gobolkaasi. Waxaanu xeer ilaaliyuhu soo dhaweeyay...