Hargeysa: Wiil Yar Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xaday Iyo Sidii Loo Galay +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyey ay dalka ku soo kordhayeen carruurta yar yar ee la xado, ayaa Wiil aad u yar oo degan...

Badhasaabka Sool oo Ka Hadlay Khasaaraha Rabshadihii Ka Dhacay Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha gobolka Sool, ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee rebashadihii shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood, kadib markii ay dadka magaaladaasi...

Xukuumada Somaliland Oo Aqbashay Dalabkii Uga Yimid Shirkada DP World Iyo Amar Culus Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa shaaciyay in ay aqbaleen cabasho uga timid shirakada DPW Oo la xidhiidha qiimaha sarifka shilinka Somaliland ee...

Kenya oo Maalin kasta lagu dilo hal Askari iyadoo sanadkan la dilay boqollaal iyo...

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Warbixin lagu soo daabacday maanta Wargeyska The Standardee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in maalin walba hal askari oo booliis...

Jaaliyada Somaliland Ee Maraykanka Oo Si Weyn U Xustay Sanad Guurada 25aad Ee Kasoo...

0
Washington,DC , (HargeisaPress) — Dalka Maraykanka Waxaa ka dhacay xaflad caalami ah oo lagu xusaayey sanad guurada 25aad  ee kasoo wareegtay markii ay Somaliland,...

Trump hadduu xilka isku dhajiyo maxaa laga yeelayaa?

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu xaqiijiyo inuu si nabad uu xilka ku wareejin doono haddii laga guuleysto doorashada bisha Nofembar ka dhaceysa...

HARGEYSA: Hal-abuurad ku guulaysatay Tartan Suugaaneed Da’yar Somaliland ah loo qabtay oo Dugsigeedu Abaalmarin...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Ibraahim ee magaalada Hargeysa, ayaa abaalmarin Dahab ah ku maamuusay Deeqa Nuux...

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada Somaliland Maxamuud Yaasiin xiir faratoon, oo dhawaan madaxwaynaha Somaliland u magacaabay wasaarada arimaha dibada ayaa maanta xilkii kala...

Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Sheekh Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadkaasi + DAAWO...

0
Sheekh, (HargeisaPress) — Wararka naga soo Magaalada Sheekh ee Gobolka saaxil ayaa  sheegaya in maanta uu madaharaad xoogan ka dhacay magaaladaasi.   Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa...

Daawo Muuqaal: Maamulka Gobalka Gebilay Wajigii Labaad Dadka Tabaalaysan Deeq Gaadhsiiyay

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Maaamuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Gabiley iyo gudiga abaaraha ayaa  Maanta Wajigii Labaad ee Gurmadka Abaaraha gaadhsiyay deegaanka isha...