Dawladda Somaliland Oo Raysalwasaaraha Itoobiya Ugu Baaqday Inuu U Soo Jeesto Arrinta Somaliland Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Dawladda Somaliland ayaa ugu baaqday Raysalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u...

Xisbiga WADDANI Oo Degmada Dilla Deeq Raashin Ah Ku Gaadhsiiyey 500 oo Qoys oo...

0
Dilla, (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq raashin ah ah oo isagu jirta bariis, daqiiq iyo sonkor gaadhsiiyey 500 oo qoys...

HARGEYSA: Hal-abuurad ku guulaysatay Tartan Suugaaneed Da’yar Somaliland ah loo qabtay oo Dugsigeedu Abaalmarin...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Ibraahim ee magaalada Hargeysa, ayaa abaalmarin Dahab ah ku maamuusay Deeqa Nuux...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa saaka subaxii hore magaalada Hargeysa dib ugu soo guryo noqday madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo muddo safar...

Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Sheekh Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadkaasi + DAAWO...

0
Sheekh, (HargeisaPress) — Wararka naga soo Magaalada Sheekh ee Gobolka saaxil ayaa  sheegaya in maanta uu madaharaad xoogan ka dhacay magaaladaasi.   Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa...

Daawo Muuqaal: Garaadada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ayaa baaq nabadeed u diray

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Garaadada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ayaa baaq nabadeed u diray labadii beelood ee dhowaan dhibku ku dhexmaray Deegaanka Balli-Mataan ee Degmada...

Trump hadduu xilka isku dhajiyo maxaa laga yeelayaa?

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu xaqiijiyo inuu si nabad uu xilka ku wareejin doono haddii laga guuleysto doorashada bisha Nofembar ka dhaceysa...

Daawo Qaabkii Ay U Dhacday Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta xukuumadda madaxwayne Siilaanyo u sameeyey muddo kordhin iyaga oo doorashada madaxtooyada Somaliland dib u dhigay muddo 8 Bilood...

Xukuumadda Somaliland Oo Deeq Mucaawimo Ah Ka Gudoontay Dawlada Djibouti Iyo Cidda Loogu Talo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland  11-gaadhi oo ah nooca loo yaqaano UD-ga, kuwaasi oo siday raashin ay...

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Muuse Ka Jeediyay Kulan Uu Shalay U Furay Wasiiradiisa

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay khudbad ka jeediyay kulan loogu yeedhay “Kulan wada tashi ah” oo ay yeelanayaan golaha wasiirada Somaliland,...