Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Sheekh Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadkaasi + DAAWO SAWIRADDA

0
1087

Sheekh, (HargeisaPress) — Wararka naga soo Magaalada Sheekh ee Gobolka saaxil ayaa  sheegaya in maanta uu madaharaad xoogan ka dhacay magaaladaasi.

 

Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa waxaa ay ka biyo diideen xukun shalay lagu riday  ragii loo haystey dilkii Taliye Caseyr taasi oo sideed kamida maxkamada ciidamada qalabka sidda ay ku xukuntay dil toogahso ah.

1-189-740x555

Sidoo kale dadkii mudahaaradka dhigaayey ayaa waxa ay khasaare xoogan soo gaadhsiiyeen baaburta u kala gooshaysay magaalooyinka Berbera iyo Burco  waxaana ay wararku sheegayaan in dadkani ay jareen wadada dawga Sheekh.

4-20

 

 

LA SOCO WARARKA DANBE..

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here