Daawo Muuqaal: Maamulka Gobalka Gebilay Wajigii Labaad Dadka Tabaalaysan Deeq Gaadhsiiyay

0
1084

Gabiley , (HargeisaPress) —Maaamuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Gabiley iyo gudiga abaaraha ayaa  Maanta Wajigii Labaad ee Gurmadka Abaaraha gaadhsiyay deegaanka isha guduudan, Wariyaha HargeisaPress ee Gobolka Gabiley Abdikareem Mahamed Aw Aadan ayaa Warbixin muuqaal ah ka soo diray Magaalada Gabiley.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here