Hargeysa: Xasan Waraabe Cade Oo Ka Soo Hor Jeestay In Hargeysa Lagu Qabto Shirka Aaragti Wadaaga Soomaalida

0
1082

Wajaale, (HargeisaPress) —La-taliyaha Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Xasan Waraabe Cade ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaga Soomaalida ee dhawaan ka dhacay dalka Jabuuti, Isagoona ka soo hor jeestay in Magaalada Hargeysa lagu qabto shirkan mid la mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here